W/Q: Aw Dacar. Xalay Maxaa Dhacay?! Waa saqdhexe oo ay saacadu ku began tahay 1-dii iyo…
Category: Fan
Fikradda buugga ‘‘Acres of Diamonds’’
Fikradda buugga ‘‘Acres of Diamonds’’ Waxaa qoray: Ismaaciil Dhuubow Hordhac Russell H. Conwell wuxuu ku dhashay…
Da’da werwerka: Taxanaha Cimaamadda Cas 01 –Maxamed D. Ciise
Werwer ayaa ragaadiyay laab walba. Da’ gooni ah uu werwerku ku beermo kasha dadka la ma…
Xasuusqorka hooyo dhimatay
Waxaa qoray: Halgan Daahir Dadku laba arrin ayuun buu nolosheeda ka ogaa; in ay goblan tahay…
Suugaanta Cabsicabsida/Horror Fiction/أدب الرعب. WQ: Haatuf Cali
Suugaanta cabsi-cabsidu, waa nooc ka mid ah suugaanta hase yeeshee aad uga duwan laamaheeda kale. Ujeedkeedu…
Jigjigaan Tagay: Mar Hore iyo Hadda
Jigjigaan Tagay: Mar Hore iyo Hadda W/Q: Axmed Cabdiraxmaan Cismaan “Sanwilwilo” Julaay, 2024 “Dun jowhara bay…
Go’iddii Diiriye: Sheeko Gaaban
Go’iddii DiiriyeSheeko GaabanW.Q: Barkhadle Wardoon Magaalada oo dagaal ka socda ayuu Diiriye soo galay. Waxaa lala…
Tuuggii Toddobaadka
Tujamadda: Guryasame Cabdi Waxaa qoray: Gabriel García Márquez Hugo oo ah tuug maalmaha fasaxa ee toddobaadka…
Suugaanta codka qaxootiga: Khaalid Xusayni.
Suugaanta codka qaxootiga: Khaalid Xusayni. W/Q; Maxamed D. Ciise Khaalid waxa uu ku dhashay Afgaanistaan, Kaabuul,…
HADYAD
Hadyad. W\Q: Farxiya-halgan Mar kaste oo aan muraayadan isku eego, waxaan arkaa sida aanu u fool…