Falanqaynta Sheekafaneedda Fragments

W/Q:  Cali Xuseen Ahmed In aad waddankaagi aad dib ugu soo laabato waxa ay leedahay dareen lahaansho, balse taascagsigeeda Baako (Jilaaga Sheekada Fragments) waxa ay u noqotay billowga go’doominqofeed iyo mid dareemeed.   Sheeka faneedda Fragments ee uu qoray Ayi Kwei Armah, qoraareer Ghana ah waxa ay tibaaxeysaa nin  dhallinyara ah, dibadda wax kusoo bartay, aqoon iyoafkaaro cusub dalkiisi dib ugu la soo laabtay oo raba in uu wax kaga beddelo, aysejalaafeynayaan xaalado aan faqri iyo abaaro aheyn, se bulsho aaminsan in dibadda laga la soolaabto hanti iyo lacag uun. Sheekada Fragments waxa ay sawir ka bixineysaa saameynta dhaqan iyo tan maskaxeed eebulshada Afrikaanka ah wixii ka danbeeyay xornimada Qaaradda. Sheekadu waxa ay ka dheceysaa waddanka Ghana iyadoo tibaaxeysa khilaafka   ka dhex aloolsan dhaqamadaduugga ah …

Muqdisho: Magaaladii Wejigeeda Lumisay

Marka ay magaalo xirato foolsaabyo badan, midkee baa dhab ahaan keeda ah? WQ: Sucaad Jaamac WT:…

Dadqal

WQ: Jaabir Cali Uurka ayaannu ka nici jirnay. Tusaale xun ayuu dhexdayada ka ahaa. Uma dhalan…

Farrintii ay Dr. Jane Goodall u reebtay adduunka

Tarjumaad Meesha tan aan hadda joogo, waxaan dib u daawadaa dul ahaan noloshaydii hore; adduunkii aan…

Sidee Gaza uga adkaatay ciidammadii ugu awoodda badnaa dhulka?

Waxaa qoray: Kemaal Ozturk – Wariye iyo qoraa Turki ah, isha Aljasiira. Waxaa tarjumay: ismaaciil Iimaan…

Maxay Filimadu Na Bari Karaan?

WQ: Marianna Glynska W.T: Aw Saahil Ma cid baa jirta aanan filimada jeclayn? Malahayga qof walba…

Maxaa kala Dhantaalay Awoodda Dhallinyarada Soomaaliyeed?

Bulshada Soomaaliyeed 75%-kii, waxaa la sheegaa in ay tahay dhallinyaro—taas oo looga qiyaas qaadan karo awoodda…

Faallo filin: Dead poets society

Waxaa qoray: Khaalid Kooshin “Noqo qofka aad rabtay inaad noqoto, adigoon ka sugayn fasax cid kale.”…

Faallo Sheeko: Aanadii Negeeye

W/Q: Kassim Hussein Si guud Sheeka faneeddu waxa ay ku abtirsataa laan suugaaneedka tiraabta. Waa fan…

14 Cashar oo Aynu ka Baran Karno Hadraawi

Waxaa qoray: Cali Ileeye Dhawr qof oo Soomaali ah haddii aad la kulanto, midi waa abwaan,…