Sheekada: Robinson-Kuruusow

Markii ugu horraysay ee uu Daniel Defoe sheekadana “Robinson Crusoe” ifka u soo saaro waxa laga joogaa waxa ka badan…

|Midabeeye: Melanin|

Weli qof tiisa ma kuu qurxiyay taadana ma kuu xumeeyay? Waxaan dhawr qof isku raacnay inaysan…

Laba-boglayn Bulsheed (Social Dilemma)

Laba-boglayn Bulsheed (Social Dilemma) Documentary-drama film Hordhac Barnaamijkaan oo dukumintari ah waxaa soo diyaarisay shabakadda Netflix,…

MAXAAN U JECLAHAY HADRAAWI?

MAXAAN U JECLAHAY HADRAAWI? “xusuus baa geela lagu xera geeyaa” sida hore ba loo yiri—murtidaas macnaha…

Muhimmadda Turjumaadda

W/Q: Cabdulqaadir Diiriye Muhimmadda Turjumaadda Dadka adduunka ku nool intii isku degaan ahba waa isku af.…

Baxsad!

Baxsad! Fiidkii hore cagtii ku badneyd goobta goorahaan waa gabaabsi. Dadka oo badi ka hoyday awgeedna…

Ina Walanwal kaa samir

Ina Walanwal kaa samir Suugaanta magac iyoSumcad baad ku leedooSiinleey warkaagaaBoqol sadar ku yaalleeSaxarlaay adduunyadaSirsirkee ka…

Dhambaal ka yimd biyaha hoostooda

Dhambaal ka yimd biyaha hoostooda Haddii aad jacaylkayga tahay iigu kaalmee sidii aan kaaga fogaan lahaa.…

Waxba i ma farxad geliyaan!

W/Q: Maxmuud Darwiish Tarjume: Guryasame Cabdi Maxamed Waxba i ma farxad geliyaan! Musaafir baska nagula safrayay…

U DHAMMEEY KHAALID

U DHAMMEEY KHAALID Waa dhacdo waalli ah balse ay sheekadeedu aad u xiiso badan tahay marka…