Sheekada: Robinson-Kuruusow

Markii ugu horraysay ee uu Daniel Defoe sheekadana “Robinson Crusoe” ifka u soo saaro waxa laga joogaa waxa ka badan saddex qarni, waxa loo turjumay afaf badan oo waxa laga sameeyey masraxiyado iyo filimaan door ah, facba fac buu u soo gudbiyey ilaa uu innagana ina soo gaadhsiiyey Axmed F. Cali “Idaajaa” oo afartan sano ka hor Soomaaliyeynta sheekadan ku soo saaray wargayskii “Xiddigta Ogtoobar” la odhan jiray, kaas oo lahaa barnaamish loo yaqaano “Taxanaha Xiddigta”, kaas oo si bille ah uga soo bixi jiray Muqdisho.

Gorofaynta Sheekada oo dhamaystiran halkaan hoose kala deg.

One thought on “Sheekada: Robinson-Kuruusow

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *