Soo ifbaxa doorka imbiriyal-yaranimo ee Imaaraadka Carabtu uu Afrika ka ciyaarayo

W/Q: Xusaam Maxjuub WT: Cabdirahman X. Daahir Diyaaradda Imaaraadka markeedii ugu horreysay waxa ay duulimaad sameysay…

Wixii Dumay Bay Lahayd!

Waxaa qoray: Cabdishakuur Qodax Biyadhaca qoraal suugaaneed oo maanso ahaan u qoran, waxa la dhahaa “Baytul…

Ma Shaqo la’aan baa jirta mise Xiriir la’aan (Networking)?

W/Q: Hassan Mudey AQOONTAADA IYO DADKA AAD TAQAAN Dhibaatada shaqo la’aanta ee maanta ka jirta adduunka,…

Somaliland: Aqoonsiga Lagu Baddelanaayo Barakacinta Falastiiniyiinta

Waxaa qoray: Suhayb Caydiid Hordhac Doodda ku saabsan aqoonsiga Somaliland waa mid ka baxsan su’aal sharci…

Maxaad samayn doontaan kolkaad soo gaartaan meesha aanu gaadhnay?

Maxaad samayn doontaan kolkaad soo gaartaan meesha aanu gaadhnay? W/Q: Ascad Daha W/T: Usuuludiin Mohamed 1…

Xaggee ka codaynaysaa berri? Waydiin ku cusub carrabka reer Muqdisho

Xaggee ka codaynaysaa berri? Waydiin ku cusub carrabka reer Muqdish Waxaa qoray: Amiir Cabdifitaax Waxay ahayd…

Sheekh Xasan Barsane iyo Halgankii Iskacaabinta ee Duulaankii Talyaaniga iyo Xabashida

Waxaa qoray: Axmed Dhuubow Hordhac Halganka gobonnimadoonka ee Sheekh Xasan Barsane, laguna difaacaayay lagu difaacaayay dhulka…

Birmageydo: Dhaqankii Hore iyo Sida Casrigu u Beddelay Fahamkiisa

Waxaa qoray: Suhayb Caydiid Birmageydo waa wax kasta oo la dhowro xeer ahaan lana quudhsiin karin…

Sayidka: Hormuudka Halgankii Gayiga Soomaalida

Raadreeb Hordhac Ummaduhu waxay leeyihiin taariikho iyo sooyaal ay jiilba jiilka ka dambeeya u gudbiyaan kana…

Isu-dhiganta Aragtiyaha Khaldan

W/Q:  Fahad Amer Al-Ahmadi, buugga نظرية الفستق W/T:  Usuuludiin Mohamed Isu-dhigan, waaa aragti sheegaysa in fikrad…