Nuxurka aragti-siyaasadeedka Monreo

W/Q: Xamsa Axmed Mabaadi’da monroe waa mid ka mid ah mabaa’di’da ugu muhiimsan ee taariikhda siyaasadda…

Soomaaliya ma da’ ayay u baahan tahay mise hoggaan?

Waxaa qoray: Sulaymaan Bashiir Ciise, ku takhasusay horumarinta bulshada iyo daraasaadka amniga, kana soo shaqeeyay hoggaaminta…

Qorrax soo baxday Sacabbo lagu ma qarin karo: Ma qarsoomayaan danbiyada ay Imaaradda Abu Dhabi ka gashay Ummadda

W/Q: Axmed Cusmaan Al-Tuweyjiri W/T: Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Cabdullaahi “Okiyaale” Tan iyo markii uu bilowday khilaafka u…

Eelka Tacliinta

Eelka Tacliinta Hana Arandet (1954) Tarjumiddii: Mooge Umal Ku saabsan qoraaga: Hana Aarandet, waa fikir yahan,…

Falanqaynta Sheekafaneedda Fragments

W/Q:  Cali Xuseen Ahmed In aad waddankaagi aad dib ugu soo laabato waxa ay leedahay dareen lahaansho, balse taascagsigeeda Baako (Jilaaga Sheekada Fragments) waxa ay u noqotay billowga go’doominqofeed iyo mid dareemeed.   Sheeka faneedda Fragments ee uu qoray Ayi Kwei Armah, qoraareer Ghana ah waxa ay tibaaxeysaa nin  dhallinyara ah, dibadda wax kusoo bartay, aqoon iyoafkaaro cusub dalkiisi dib ugu la soo laabtay oo raba in uu wax kaga beddelo, aysejalaafeynayaan xaalado aan faqri iyo abaaro aheyn, se bulsho aaminsan in dibadda laga la soolaabto hanti iyo lacag uun. Sheekada Fragments waxa ay sawir ka bixineysaa saameynta dhaqan iyo tan maskaxeed eebulshada Afrikaanka ah wixii ka danbeeyay xornimada Qaaradda. Sheekadu waxa ay ka dheceysaa waddanka Ghana iyadoo tibaaxeysa khilaafka   ka dhex aloolsan dhaqamadaduugga ah …

Faallo: Buugga Baadigoobkii Nabadda Geeska

Waxaa qoray: Sulaymaan Bashiir Ciise Buugga Baadigoobkii Nabadda Geeska, oo uu qoray Danjire Maxamed Cabdi Afey,…

Suugaanta Soomaalida ee Caalamiga ah

Waxaa qoray: Caabdishakuur Qodax Hordhac Suugaanta Soomaalida iyo bulshada oo waligood ahaa laba wax oo isku…

Nuxurka Buugga Iftiiminta Taaariikhda Soomaalida

W/Q: Sulaymaan B. Ciise        Buugga Iftiiminta Taariikhda Soomaalida ee uu qoray Prof. Baadiyow waa mid ka…

Insaanka cusub & ruuxdiisa iska caabbin

W/Q: Cabdicasiis Mubaarak Insaanka cusub & ruuxdiisa iska caabbin Ma ahan dhacdo ku timid kadis in…

Isbeddelka Cimiladu Ma Gumeysi Cusub baa?

Waxaa qoray: Cabdishakuur Daaha Kheylo-dhaan deegaan ayaa ka dhex aloosan caalamka, waxayna ka mid noqdeen ajendayaasha…