Sidee ayay u shaqeeyaan Wiishashka(Elevators)?

Sidee ayay u shaqeeyaan Wiishashka? Waxaa maqaalkani qoray Maxamed Cabdullahi Maxamed. Waxa uuna ku sharraxayaa wiishka…

Rabitaanka qofka(Motive)

W/Q: Iftin Cabaade Rabitaanka qofka(motive) Rabitaanku waa dabeecad ama xaalad gudeed taasoo qofka u ah cariye…

Filinka Breathless: Jabinta xeerarka soojireenka ah.

W/Q: Abdullahi Osman & Weedhsan Kaarshe Filinka Breathless: Jabinta xeerarka soojireenka ah. “Hadba dunida duul baw…

Waa maxay “Depression”??

W/Q: Ca’isha Xaaji Cabdalle Waa maxay “Depression”?? Hay’adda Caafimaadka Adduunka ayaa tilmaameysa xanuunkan in uu yahay…

Sooyaalka iyo Suugaanta abwaan Axmedeey Cabdi Gaashaan

W/Q: Cumar Dhemow Sooyaalka iyo Suugaanta laashin Axmedeey C. Gaashaan. Axmadeey Cabdi Gaashaan, laashin, maansoyahan iyo…

Is-baddellada bullaaliyay Cusboonaanta(Xaddaasada)

W/Q: Mudane Maxamed Is-baddellada bullaaliyay Cusboonaanta(Xaddaasada) Waxaa sida caadiga ah la aaminsanyahay, ama loo fahmay, in…

Sidee ayuu u shaqeeyaa Hawo-qaboojiyaha |Air conditioner:مكيف الهواء

W/Q: Maxamed Cabdullahi Maxamed Air conditioner(Ac) waxa uu ka mid yahay qalab la isku yiraahdo HVAC…

Ma og tahay?

WQ: Sh. Abdirahman BashirWT: Cabdiwaasac NimcaanTifaaftir: Farxaan Gacmuudi Ma og tahay?…………………. Ma og tahay in nolosha…

Aragtida shakhsiyadda ee Taxliilin-nafeedda: FREUD |Psychoanalysis Theory of Personality| Q3aad

W/Q: Cabdifitaax Ashraf Aragtida shakhsiyadda ee Taxliilin-nafeedda: FREUD |Psychoanalysis Theory of Personality| Q3aad Superego ________ Qaybta…

Aragtida shakhsiyadda ee Taxliilin-nafeedda: FREUD |Psychoanalysis Theory of Personality| Q2aad

W/Q: Cabdifitaax Ashraf Ego Sida uu Sigmund Freud qabo Ego-ka waxa uu ka yimidaa ide waxa…