Hanuun

HANUUN W/Q: Cabdisalaan Ceeryaamo Dr. Mustafa Maxamuud, horaantiisii waxa uu ahaa Alle-kood. In ka badan soddon…

Iftin: Kooxdii Bishay Berisamaadkii Soomaliya

Raadreeb iftin

Mahadsanid Qasa

W/Q: Hamid DabashiTarjume: Saabir Boogle Mahadsanid Qasa; Falsafaddii reer Galbeedka waxa ay noqatay mid akhlaaq ahaan…

Maalmo xasilloon | Faallo filin

Waxaa qoray: Sadam Aweis Maalmo xasilloon | Faallo filin Waxaa dhacda in aad fanka ku raaxaysato…

Soomaaliya oo doonaysa inay ku wada dhaqanto Quraanka iyo Das Kapital

Soomaaliya oo doonaysa inay ku wada dhaqanto Quraanka iyo Das Kapital[1] Waxaa qoray: John Darnton Oktoobar.…

Gorfeynta buugga Qab Iyo Quursi

GORFEYNTA BUUGGA QAB IYO QUURSI W.Q. Abdullahi-Dayib Mohamed Aniga oo aan in muddo ahba akhrin sheeko-faneed…

Maxaynu ugu Baahannahay Culuunta Aadanaha (Humanities)?

Maxaynu ugu Baahannahay Culuunta Aadanaha? W.Q: Cabdicasiis Daahir Arar Mawduucan kolkii hore waxaan muxaadaro ahaan uga…

Baraaruggii Midgaanka

                    Baraaruggii Midgaanka                            Nuur Ileeye                            03.Mar.2024 Fallaag Shirwac waa soddonjir talaqabeen ah. Waa shibbane aammusan oo higilka…

Soo koobid iyo falanqeyn ku saabsan qormadii ‘Dhimashada Qoraaga’ ee Roland Barthes 

Soo koobid iyo falanqeyn ku saabsan qormadii ‘Dhimashada Qoraaga’ ee Roland Barthes  WQ: Dr Oliver Tearle…

Gorfaynta buugga: Saykoolojiyadda Jamaahiirta [سيكولوجية الجماهير]

Gorfaynta buugga: Saykoolojiyadda Jamaahiirta [سيكولوجية الجماهير]Qoraaga buugga: Gustave le bonW/G: Cabdiraxmaan Caqiil Buugga Saykoolojiyadda Jamaahiirta waxaa…