Doorashooyinka deegaannada Puntland: Falanqayn ku saabsan filashooyinka Shacabka iyo Natiijooyinka siyaasadeed

Doorashooyinkii golayaasha deegaanka Puntland waxay xanbaarsanaayeen macne taariikhi ah oo ka duwan nidaamyadii hore ee ku…

Saddex Sano iyo Raadreeb: Wada-sheekaysi Guddoomiyaha Raadreeb

Casrigaan oo ah casri ay afafka qalaadi duufsanaayaan wax-soosaarka aqooneed ee dalal badan, afkeena Soomaaliyeedna uusan…

Dhaqashada Geela iyo Bulshada Soomaaliyeed

Waxaa qoray: Xuseen Muxammed Ibraahim, email: Xuseenmuxammedibraahin536@gmail.com Dadka Soomaaliyeed waxa ay ka mid yihiin; dadyawga caanka…

Jasiiradda Soomaaliyeed: Fahamka cusub ee ku saabsan ujeeddooyinka gumeystaha

Fiiro: Qoraalkaan hordhaca ah waxaa Janaayo 1962dii qoray Allaah Unaxriisto, madaxweynaha hore ee Jamhuuriyadda Soomaaliyeed, mudane…

Astaamaha Kelitaliska iyo Hadraawi

Waxaa qoray: Cali Ileeye In ka badan labaatan sanno ayuu abwaan Maxamed Ibraahin Warsame, af iyo…

Victor Zhikai Gao iyo barnaamijka المقابلة

Waxaa qoray: Cali Qoorcase Waxaa dhawaan barnaamijka “al-Muqaabala-المقابلة” ee ay soo tebiso warbaahinta AlJasiira lagu casuumay,…

Loollanka Juqraafi ee Geeska Afrika | Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir

HORDHAC Barnaamijkan wareysiga ah oo hawada soo galay muddo aan sidaa u dheerayn, waxaa lagu casuumay…

Himilada Soomaaliweyn: Riyo Ummadeed oo aan Weligeed Dhammaan

Qoraaga Darasadda: Zoppi Marco Tarjumidda iyo Soo-koobidda: Suhayb Caydiid Fiiro: Waxaa cilmi-baaristaan qoray Marco Zoppi, oo…

Tiir Adag oo ay Qaaradda Afrika leedahay: Professor James Small

Tiir Adag oo ay Qaaradda Afrika leedahay: Professor James Small W.Q: Bashiir Balcad Taariikh-nololeedka Small Professor…

Amniga Geeska Afrika: Doorka Soomaaliya ee horumarinta danaha Mareykanka

Waxaa qoray: Mohamed Muse Hassan Waxaa tarjumay: Abdirahman H. Deher Hordhac Hadalkii dhawaan laga horjeediyay Guddiga…