Hoggaamiyaashu xagay ka yimaaddaan?

W/Q: Sh. Abdirahman Bashir [Af-Carabi].W/T: Axmed Xisaam Miido [Af-Soomaali]. Hoggaamiyaashu xagay ka yimaaddaan? Waa weydiin dhextaal…

Talooyin: Ascad Daaha

W/Q: Ascad Daaha W/T: Maxamuud Yuusuf |1| Ku dhawaad lixdan sano hortood, hooyaday waxa ay karisay…

Haddii dhallinyarnimo la ii celin lahaa maalin uun?!

Haddii dhallinyarnimada dib la ii celin lahaa maalin uun W/Q: Ascad Dhaaha W/T: Cabdiraxmaan Caqiil iyo…

Talooyin ku saabsan wada-sheekeysiga tolmoon

W/T: Guryasame Cabdi Maxamed In badan oo nolosheenna kamid ah waxaa aynnu ku bixinnaa hadal, ha…

LAFAGURKA SUUGAANTA

LAFAGURKA SUUGAANTA Hordhac Weligaa beer ma carrageddisay, ma qodday, ma baaqbaaqday, ma abuurtay, ma fashay, ma…

Faallo buugga: Gaso, Ganuun iyo Gasiin

Faallo buugga: Gaso, Ganuun iyo Gasiin GOGOLDHIG Hor iyo dambeedba, waxa ay mahad oo idil u…

Mu’miniinta hal’abuur mala imaan karaan?

W/Q: Ascad Dhaha W/T: Ilyaas Maxamed Diiriye Mu’miniinta iniinta hal’abuur mala imaan karaan? Mar ay subax…

Uurkutaallada Laabteyda | Danger In My Belly

Uurkutaallada LaabteydaW/Q: Booyax J. FaaraxW/T: Cabdishakuur Qodax Fiiro: Qoraalkan oo Ingiriis ahaan ku soo baxay ciwaanka…

Sooyaalka Abwaan Cabdulle Raage Taraawiil

W/Q: Cumar Dheemow Sooyaalka iyo Suugaanta abwaan Cabdulle Raage Warsame Taraawiil (1934-2000) Cabdulle Raage Warsame Taraawiil,…

Faallo buugga: SANDAREERTO

W/Q: Yuusuf Cabdifitaax(Absuge) “Ambad, weli waa ambad. Dadka in qaar ambado nolosha bay kamid tahay. Weli…