Saamiya: Xiddigtii Dhulka ee Baddu Cuntay

W/Q: Siciid Maxamed Axmed (Carafaat) Riyo ka bilaabtay jidadka Muqdisho, loogu kala safray Hargaysa ilaa Jabuuti,…

 Doorashooyinka deegaannada Puntland: Falanqayn ku saabsan filashooyinka Shacabka iyo Natiijooyinka siyaasadeed

Doorashooyinkii golayaasha deegaanka Puntland waxay xanbaarsanaayeen macne taariikhi ah oo ka duwan nidaamyadii hore ee ku…

Saddex Sano iyo Raadreeb: Wada-sheekaysi Guddoomiyaha Raadreeb

Casrigaan oo ah casri ay afafka qalaadi duufsanaayaan wax-soosaarka aqooneed ee dalal badan, afkeena Soomaaliyeedna uusan…

Ismaandhaafka ku gadaaman qeexitaanka iyo qaybaha af Soomaaliga

Ridwaan Cabdikariin, waa bare dhiga Kulliyadda Afafka ee Jaamacadda Burco, waaxda Raadraaca Afka Iyo Dhaqanka Soomaalida…

Suurtagalnimada Shidaalka iyo Gaaska Soomaaliya

Inkastoo shaki ku jiro in shidaal(oil & gas) Soomaaliya ceegaaganayo, Arinta waxaa isla qiray dhammaan machaydada…

Maxaa kala Dhantaalay Awoodda Dhallinyarada Soomaaliyeed?

Bulshada Soomaaliyeed 75%-kii, waxaa la sheegaa in ay tahay dhallinyaro—taas oo looga qiyaas qaadan karo awoodda…

Ceebaha Nidaamka Dhaqandhaqaale ee Hantigoosadka

Hantigoosadku waa nidaam dhaqaale oo ku salaysan lahaanshaha gaarka ah. Qof kasta ama shirkad gaar ah…

Faallo filin: Dead poets society

Waxaa qoray: Khaalid Kooshin “Noqo qofka aad rabtay inaad noqoto, adigoon ka sugayn fasax cid kale.”…

Soomaaliya: Kaalinta Waxbarashada ee Horumarka

Qore. Mohamed A. Abdulle “Mohamed Daacad” Hordhac Waxbarashadu waa tiir muhiim u ah horumarka bulsho kasta.…

Sababta Aqoonsiga iyo Aqoonsi La’aanta Dowladaha

Sababta Dalal Qaar ah Loo Aqoonsaday, Halka Kuwo Kale Aan La Aqoonsan: 1990-2020 Waxaa qoray: Suhayb…