Xeerarka Qoraallada

1. Qoraallada ay qabanayso Raadreeb waa in uusan ka yaraan 2 bog, farta cabirkeeda waa in uu ahaadaa 12, waa in nooca farta ay ahaataa (Times New Roman).

2. Waa in uu ahaado mid ku qoran af Soomaali

3. Waa in uu wataa tixraacyo sugan haddii uusan curis ama sheeko faneed uusan ahayn.

4. Qoraallada cilmiga ah waa in ay ahaadaan kuwo cuksanaya ilo sugan oo gaarsiisan heer la isku hallayn karo xogta.

5. Waa in uu qoraalku xanbaarsanayn kana madaxbannaan yahay naceeb, af-xuma, iyo weerar shaqsi ama koox.


Qoraaladada ku soo hagaaji Emailka: info@raad-reeb.com